Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: PSG 3:0 Bayern & PSG fkf Bordeaux? (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: PSG 3:0 Bayern & PSG fkf Bordeaux? (dhegayso)

Waxa la ciyaaray kulamo ka tirsana koobka Champions League oo ah kan dunida loogu dawashada badan yahay. Dadka xiiseeya kubadda cagta caalamka waxa ay indhaha ku hayeen kulankii ka dhacaya garoonka Parc des Princes ee kooxda PSG.

Kooxda Inter Milan ayaa doonaysa inay dhiggeeda Arsenal kala soo wareegto wiilka Jarmalka u dhashay ee lagu magacaabo Ozil, kaas oo diidan in uu heshiis cusub saxiixo.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

  

  

     

  

  

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com