Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Ozil, “Inter Milano Maya!” (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Ozil, “Inter Milano Maya!” (dhegayso)

Ciyaaryahan Ozil ayaa doonaya inuu dalabka Inter Milano dhegaha ka furaysto, wuxuuna doonayaa in uu Spain ku laabto ama Ingiriiska koox kale ka raadsado, asaga oo ballanqaaday in uusan Arsenal u sii ciyaari doonin.

kulamo ka tirsana is reebreebka koobka aduunka ee sannadka 2018 ayaa la qabtay, waxaana la saadaalinayaa in koobkaas Ruushka lagu qabannayo laga dhex waayo xulal caan aha, waa sida hadda muuqata.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

  

  

  

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com