Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Ousmane Dembele waa Barca waana €150 Milyan (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Ousmane Dembele waa Barca waana €150 Milyan (dhegayso)

Magaalada Monaco waxaa lagu sameeyay isku aadka wareega group-yada Champions League waxayna aheyd goob ay joogeen dhammaan madaxda kooxaha Champions League.

Kooxaha Barcelona iyo Borussia Dortmund ayaa ugu danbayn heshiis ka gaadhay 20 sano jirka reer Faranca ee lagu magacaabo Ousmane Dembélé. Borussia Dortmund ayaa qabashay dalabka Barcelona ay u gudbisay dhigeeda Borussia Dortmund sida uu shaaciyay wargayska bilde sports, waxayna labada kooxood isku afgarteen fii dhan Gani 120 milyan iyo gunno Gani 30 milyan ah, wadartuna tahay Gani 150 milyan.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

       

 

  

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com