Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Ousmane Dembele – Dortmund oo Barcelona ka Diiday €100 Milyan!

Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Ousmane Dembele – Dortmund oo Barcelona ka Diiday €100 Milyan!

Waxaa dib u bilaabanaya Horyaalka Ingiriiska cili ciyaareedka 2017-2018, kulanka ugu horeeyana waxaa lagu daahfuri doona kooxaha Arsenal iyo Leicester City.

Kooxda Borussia Dortmund ayaa soo saartay warbixin ay kaga hadlayaan xaalada xiddigooda Ousmane Dembele, kaasoo seegay tababarkii shalay xilli lala xiriirinayo xiddigan inuu ku biirayo Barcelona.
Dortmund ayaa mar sii horeysay waxa ay sheegeen in ay diideen dalab ay Barcelona ka soo gudbisay 20 jirkaan kaddib wadahadalo ay la yeesheen wakiilo ka socda kooxda Barelona.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

 

 

 

 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com