Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Ousamane Dembele waa Xaggee?

HomeCiyaaraha

Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Ousamane Dembele waa Xaggee?

Tababaraha xulka qaranka Argentina Jorge Sampaoli ayaa magaalada Barcelona ku booqday kabtanka kooxda qarankiisa ee Lionel Messi, isaga oo waliba si k

Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Yaa, Messi & Man City? (dhegayso)
Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yameni (dhegayso)
Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: PSG 5:1 Metz (dhegayso)

Tababaraha xulka qaranka Argentina Jorge Sampaoli ayaa magaalada Barcelona ku booqday kabtanka kooxda qarankiisa ee Lionel Messi, isaga oo waliba si khaas ah ugu booqday gurigiisa Barcelona ku yaal. Sida warbaahintu qortay waxaa wadahaladu ku saabsanaayeen sooca xulka qaranka iyo afkaar ay isdhaafsadeen.

Wakiilo ka socda kooxda Barcelona ayaa tagay dalka Jermalka si ay u soo dhameeya heshiis qaali ah oo ay ku doonayaan ciyaaryahanka lagu magacaabo Ousmane Dembele oo hada ka tirsan kooxda Borussia Dortmund.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

 

 

  

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: