Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Nayjeeriya oo ku soo Baxday Koobka Adduunka (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Nayjeeriya oo ku soo Baxday Koobka Adduunka (dhegayso)

Waxaa la ciyaaray kulamo isreebreebka koobka adduunka oo Ruusha lagu qaban doono sannadka 2018, dalka Nigeria ayaana hadda si toos ah ugu soo baxay koobka aduunka.

Madaxweynaha La Ligaha Spain ayaa sheegay in sharciga Spain ee ciyaaraha ay ku qorantahay in haddii koox Spanish ah ay ka baxdo boqortooyada ay mamnuuc noqonayso in ay ka ciyaarto horyaalka La Liga, sidaas darteed hadii ay go’odo Catalonia ay kooxaha Barcelona Espanyol iyo Girona ay horyaalka La Liga-ha ayana si toos ah uga bixi doonan.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

  

     

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com