Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Mesut Ozil iyo Inter Milan (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Mesut Ozil iyo Inter Milan (dhegayso)

Agaasimaha ciyaaraha kooxda Inter Milan, Piero Ausilio, iyo kooxdiisa Inter Milan ayaa saadalinaya in ay bisha Janaayo saxiixi doonaan Mesut Ozil, uuna ka soo wareegi doono Arsenal.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

  

  

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com