Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Liverpool FC ma iib baa? (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Liverpool FC ma iib baa? (dhegayso)

Milkiilayaasha kooxda Liverpool ayaa doonaya in ay kooxda iibiyaan, ama qayb ahaan, ayaga oo kooxda ku qiimeeyey adduun dhan $1 billion.

kooxda PS ayaa doonaysa inay kooxda Barcelona kaga hormarto marka suuqa kala iibsiga ciyaartoydu dib u furo ciyaaryahan Philip Coutihno, kuna doonaya lacag dhan $150 million.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

    

  

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com