Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Kylian Mbappe iyo Waagii Chelsea (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Kylian Mbappe iyo Waagii Chelsea (dhegayso)

Kooxda PSG ayaa soo bandhigtay ciyaaryahankii labaad ee kubbada cagta ugu qaalisan Kylian Mbappe oo ay kala soo wareegtay kooxda As Monaco.

Kabtan Andres Iniesta ayaa beeniyay inuu ogolaaday in uu aqbalay heshiis cusub uu kooxda Barcelona u saxiixo iyada oo Juventus ay isku diyaarineyso in ay si xor ah ku soo dhaweyso marka la gaaro bisha todobaad ee sannadka danbe.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

     

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com