Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Kulamadii Ciyaaraha ee ugu Danbeeyey (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Kulamadii Ciyaaraha ee ugu Danbeeyey (dhegayso)

Agaasimaha ciyaaraha Barcelona, Albert Soler, ayaa warbaahinta Spain u sheegay in maalintii ugu dambeysay suuqa kala iibsiga ay kooxda Liverpool u soo bandhigeen qiime aan macquul aheyn Philippe Coutinho si ay ula wareegaan.

Dhanka ciyaaraha, waxaa la ciyaaray kulamo ka tirsana is reebreebka koobka adduunka ee Ruusha lagu balansan yahay in lagu qabto sannadka 2018.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

   

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com