Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Feyenoord 0:4 Man City (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Feyenoord 0:4 Man City (dhegayso)

Waxaa la ciyaaray kulamo ka tirsana koobka Champions League heerka guruubyada. Kooxaha horyaalka ingiriiska ayaa iyana dardar ku socda, rajo fiicanna muujiyey.

Tabaraha kooxda Arsenal ayaa asagu sheegay in kooxdiisu ay sannadkan ku guulaysan doonto koobka Europa League, ayna sidaas ku imaan doonto koobka Champions League, haddii ay kaalinta shanaad ee horyaalka Ingiriiska ay ka hoosayso.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

 

 

 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com