Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Chelsea 2-1 Tottenham (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Chelsea 2-1 Tottenham (dhegayso)

Kooxda Difaacanaysa Horyaalka ingiriiska ee Chelsea ayaa guushii ugu horaysay gaadhay tan iyo intii dib loo furay horyaalka dunida ugu xiiso badan, waxaana ciyaarta ka soo dhex baxay wiil yar oo lagu qiimeeyay inuu ahaa xiddiga garoonka.

Dhanka horyaalka Spain, waxaa isna la ciyaaray kulamo xiiso badan oo waliba ay ku jirtay baroordiiq loo sameeyay dad lagu laayay magaalada Barcelona xilli ay goobaha dalxiiska ku damaashaadayeen, waxaana loo aamusay hal daqiiqo

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

           

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com