Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Arsenal Rajo Ma Leedahay? (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Arsenal Rajo Ma Leedahay? (dhegayso)

Kulamo xiiso badan oo horyaalka Ingiriiska ayaa bishaan la ciyaaray, laakiin waxa aad looga sheekayn doono waxa ku dhacay Arsenal kaddib markii lagu dhex rafaadiyey garoonkooda Anfield. Sanchez iyo Sanchez  la’aan Arsenal ma il qurxoona!

Wiilkii labaad ee dhanka kubadda cagta ugu qaalisana, waa Ousmane Dembele, ayaa ugu danbayn ka degay magaalada Barcelona waxaana lagu wada in uu saxaafadda kula hadli doono garoonka Camp Nou.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

 

   

 

    

    

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0