Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Alex Oxlade waa Chelsea (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Alex Oxlade waa Chelsea (dhegayso)

Suuqa kala iibsiga ciyaartoyada qaarada Yurub ayaa ku sii dhawaanaya inuu xidhmo wax ka yar 15 saac ayaana ka dhiman. Liverpool ayaa ku dhawaaqay heshiiska ciyaariyahanka khadka dhexe ee kooxda Arsenal Alex Oxlade-Chamberlain.

UEFA ayaa qabatay shirka ay tababarayaasha kooxaha Yurub u qabato marba kuwa ugu wanaagsan waxaana shirkan lagu soo casumay 12 tababare liiskan waxaa ka soo muuqday Zinedine Zidane oo Real Madrid soo maamulayay muddo aan laba xili ciyaareed gaadhin.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

 

       

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com