Xoghayaha Ururka Saxafiyiinta NUSOJ Cumar Faaruq oo ka hadlay dhibaatada la kulman Saxaafiyiinta Somaliyeed (dhegayso)

Xoghayaha Ururka Saxafiyiinta NUSOJ Cumar Faaruq oo ka hadlay dhibaatada la kulman Saxaafiyiinta Somaliyeed (dhegayso)

Munaasabadda Maalinta Caalamiga ah ee Xorriyadda Saxaafadda Adduunka ayaa maanta laga xusay magaalada Muqdisho, iyadoo isu soo bax kooban ay Ururada Saxaafadda ka dhigeen magaalada Muqdisho.

Baaq wadajir ay u soo saareen Ururada Saxaafadda ayaa waxay cinwaan uga dhigeen: “Saxaafadda Soomaaliya oo Weerar Wajeheysa”, waxaana baaqan si toos ah loogu diray Madaxda dowladda Federaalka.

Xoghayaha Ururka Saxafiyinta Nusuj Cumar Faaruq oo Waraysi siyeey Radio Daljir ayaa ka hadlay dhibaatooyinka loo geysanayo saaxafiiyinta Somaliyeed.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com