Xildhibaano Koonfur Galbeed katirsan oo Gaaray Baydhabo

Xildhibaano Koonfur Galbeed katirsan oo Gaaray Baydhabo

Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay waxaa dib ugu laabanaya xildhibaanada Koonfur Galbeed ee ka maqnaa Magaalada si ay uga qeyb galaan kulanka Baarlamanka ee 22 Bishaan lagu wado in uu ka furmo Magaalada Baydhabo.

Xildhibaan Amiin Maxamed Faarax, oo ka mid ah tiro xildhibaano ah oo Baydhabo tegay ayaa Warbaahinta u sheegay in mudo Saacado ah lagu xanibay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Bydhabo.

Waxa uu sheegay in markii ay ka dageen Garoonka ay celiyaan in ay gudaha Magaalada galaan Ciidamo ka tirsan kuwa Nabad-sugida Maamulka koonfur Galbeed kuwaas oo amar ka heestay Madaxweyne Shariif sida uu hadalka u dhigay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com