Xildhibaan Hore C/qaadir ismaaciil oo sheegay in dadka looga Bahanyahay inay Cashar kabartaan Xusuuqi Zoobe (dhegayso)

Xildhibaan Hore C/qaadir ismaaciil oo sheegay in dadka looga Bahanyahay inay Cashar kabartaan Xusuuqi Zoobe (dhegayso)

Xildhibaan horay ugatirsanaa Xukuumadii Xasan Sheekh maxamuud oo lagu magacaabo C/qaadi Sheekh ismaaciil horayna usoo noqday Wasiirkuxigeenkii ganacsiga iyo Gudoomiyhii dastuurka Baarlamaanka ayaa daljir usheegay in wixii ka dhacay magaalada Muqdisho dowlada looga baahanyahay in ay cashar kabarato.

Waxa uu sheegay in soomaalida qoyskasta ay ugajiraan shaqsiyaad dadka kuhowlan dhibaataynta shacabka soomaaliyeed loona baahanyahay in dadkaasi dowlada ay ku soowargaliyaan.

Waxa uu sheegay in uusan qabin shaki ah in Al-shabaab aysan kadanbayn falkan .

Dowlada ayuu ugu baaqay in ay ka faa iidaysato shacabka soomaaliyeed ee arintan ka dhiidhiday.

Wariye xasan Heykal ayuu qadka tel foonka ugu waramay

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com