Xildhibaan Cali Dhahar “Dhawaan ayaan ka jawaabi doonaa cabashada shacabka ee Sicirbararka” (daawo)

Xildhibaan Cali Dhahar “Dhawaan ayaan ka jawaabi doonaa cabashada shacabka ee Sicirbararka” (daawo)

Xildhibaan Cali Dhahar oo kamid ah Xildhibaanada baarlamaanka Puntland, kana tirsan guddiga arimaha bulshada ee baarlamaanka ayay Daljir waydiisay waxa ay kala socdaan Sicirbararka Puntland iyo cabashada shacabka.

Sidoo kale xildhibaanka ayaan wax ka weydiinay muwaadiniinta cabashada la xiriirta muwaadiniinta Soomalaiyeed ee ka doofaysa garoonka diyaaraha ee Garoowe oo cabasho ka muujiyay in Qofka ka dhoofaya garoonka ee wata Baasaboor Soomaaliga laga qaado lacag dhan 25$ oo dheerad ka ah Ticketka Diyaaradda.

wariye Xasan Heykal ayaa xildhibaanka lakulmay xili uu ka soo baxay hoolka baarlamaanka ee uu ka furmay kalfadhigii 47aad ee baarlamaanka.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com