Xildhibaan Cali Dhahar “Dhawaan ayaan ka jawaabi doonaa cabashada shacabka ee Sicirbararka” (daawo)

HomeWararka

Xildhibaan Cali Dhahar “Dhawaan ayaan ka jawaabi doonaa cabashada shacabka ee Sicirbararka” (daawo)

Xildhibaan Cali Dhahar oo kamid ah Xildhibaanada baarlamaanka Puntland, kana tirsan guddiga arimaha bulshada ee baarlamaanka ayay Daljir waydiisay wax

Saaka & Dunida iyo Axmed Shiikh Maxamed Tallman, Daljir Bosaaso (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)
Sheeko Gaaban: Guuldarro Jacayl God ma loo Galaa! (Taxanaha 11aad – dhegayso/daawo)

Xildhibaan Cali Dhahar oo kamid ah Xildhibaanada baarlamaanka Puntland, kana tirsan guddiga arimaha bulshada ee baarlamaanka ayay Daljir waydiisay waxa ay kala socdaan Sicirbararka Puntland iyo cabashada shacabka.

Sidoo kale xildhibaanka ayaan wax ka weydiinay muwaadiniinta cabashada la xiriirta muwaadiniinta Soomalaiyeed ee ka doofaysa garoonka diyaaraha ee Garoowe oo cabasho ka muujiyay in Qofka ka dhoofaya garoonka ee wata Baasaboor Soomaaliga laga qaado lacag dhan 25$ oo dheerad ka ah Ticketka Diyaaradda.

wariye Xasan Heykal ayaa xildhibaanka lakulmay xili uu ka soo baxay hoolka baarlamaanka ee uu ka furmay kalfadhigii 47aad ee baarlamaanka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: