Guddoomiye kuxigeenka 1aad ee baarlamaanka K/Galbeed “Puntland tusaale aan ku dayano ayay noo tahay” (daawo)

HomeWararka

Guddoomiye kuxigeenka 1aad ee baarlamaanka K/Galbeed “Puntland tusaale aan ku dayano ayay noo tahay” (daawo)

Guddoomiye kuxigeenka koowaad ee baarlamaanka maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya Maxamed Nuur Maxamed( Macalin ) ayaa Puntland ku amaanay nidaamka dowladnimo ee ka ka hanaqaaday iyo sida ay tusaalaha ugu tahay Soomaaliya inteeda kale. Hadalkan ayuu ka jeediyay furitaankii kalfadhigii 47aad ee baarlmaanka Puntland ee maanta.

Xulashada Daljir & Xasan Baashe, Daljir Garoowe (dhegayso)
Xildhibaan Cabdi Qeybdiid oo sheegay in dowladda aysan wali waxba ka qaban weraarkii lagu qaaday Gurigiisa (dhegayso)
Sababta Puntland ay u joojisay kulan lagu casuumay wasiir Jamaal Maxamed Xasan

Guddoomiye kuxigeenka koowaad ee baarlamaanka maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya Maxamed Nuur Maxamed( Macalin ) ayaa Puntland ku amaanay nidaamka dowladnimo ee ka ka hanaqaaday iyo sida ay tusaalaha ugu tahay Soomaaliya inteeda kale.

Hadalkan ayuu ka jeediyay furitaankii kalfadhigii 47aad ee baarlmaanka Puntland ee maanta.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: