Xildhibaan Barlamaanka Somaaliya oo Maanta Meel mariyaay Heshiis

Xildhibaan Barlamaanka Somaaliya oo Maanta Meel mariyaay Heshiis

Xildhibaannada Golaha shacabka Soomaaliya ayaa maanta meel mariyay heshiiska isdhaafisga Maxaabiista ee Soomaaliya iyo Hindiya ay horay u kala saxiixdeen.

Kulanka Golaha shacabka ee maanta ayaa waxaa soo xaadiray 161 Xildhibaan,waxaana codkii la geliyay muujisay in 161 Xildhibaan ee kulanka fadhiday haa ugu codeeyeen islamarkaana aysan jirin,Xildhibaan diiday ama ka aamusay heshiiskan.

Heshiiska Isu celinta Maxaabiista ee Soomaaliya iyo Hindiya waxaa uu fududeynayaa in Maxaabiista Soomaalida ah ee ku xir xiran Dalka Hindiya ee Xukuman ay xukunkooda ku dhameysan karaan gudaha Soomaaliya lana soo celinayo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com