Xildhibaan Aadan Macalin Cali oo Maant Jowhar Lagu Aasay

HomeWararka

Xildhibaan Aadan Macalin Cali oo Maant Jowhar Lagu Aasay

Madaxweyaha KMG ah ee maamulka Hirshabeelle ahna Madaxweyne ku xigeenka Maamulkaasi iyo Madax kale oo ka tirsan Maamulka Hirshabeelle ayaa maanta ka q

Ra’iisul Wasaare Khayre ” Waxaan rajeynayaa sanadkan 2017 in dawladda aan wax deyn ah looga yeelan doonin gudaha dalka”
Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Doolow (dhegayso)
Madaxweynaha Koonfur galbeed oo muqdisho tagay

Madaxweyaha KMG ah ee maamulka Hirshabeelle ahna Madaxweyne ku xigeenka Maamulkaasi iyo Madax kale oo ka tirsan Maamulka Hirshabeelle ayaa maanta ka qeyb galay Aas loo sameeyay  Allaha u naxariistee Marxuum Xildhibaan Aadan Macalin Cali oo kamid ahaa Xildhibaanada Hirshabeelle.

Marxuumka ayaa geeriyooday xalay fiidkii ka dib markuu wadnaha istaagay, Waxaana Ka qeybgalay Aaska Xildhibaanka Madaxweynaha Kmg ahna Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen, Gudoomiye Ku xigeenka 1aad ee Baarlamaanka, Wasiiro iyo Xildhibaanada Hirshabeelle.

Dhamaan dadkii goobta isugu yimid Waxay allaah uga baryeen Inuu naxariistiisa janno siiyo marxuumka oo ahaa shaqsi jecel hormarka Bulshada.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: