Xeerka Kufsiga Puntland oo Garoowe looga Shiray (dhegayso)

Wasaarad Cadaalada iyo arimaha Diinta Dowlada Puntland ayaa magaalada Garowe waxa ay ku qabatay kulan looga hadlayay adaynta Xeerka kufasiga Puntland .

Ugu horeen waxaa kulanka ka hadlay Agaasimaha Guud ee Wasaarada Cadaalada Dowlada Puntland Maxamed Cali Faarax oo sharaxaad ka bixiyay waxa xiligaan keenay in la hadlay arimaha kufsiga iyo adkeenta  Xeer Ciqabeedka Kufsiyada ka dhaca Degaanada Puntland .

Ka qaybgalayaashiii kulan oo hadalo kala duwan ka soo jeediyay kulan looga hadlayay adkeedka Xeerka kufsiga Puntland ayaa waxa ay ugu baaqayn shacabka Puntland in ay meel ay uga soo wad jeestaan tacadiga dumarka loo geesto.

DHEGAYSO


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com