Xeer ilaalinta Maxkamada Ciidamada oo qabatay cabasho ka dhan ah Madaxdii hore ee NISA

HomeWararka

Xeer ilaalinta Maxkamada Ciidamada oo qabatay cabasho ka dhan ah Madaxdii hore ee NISA

Xeer ilaalinta Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida ayaa Qabatay Gal Dacwadeed ka dhan ah Agaasimihii hore ee Hey,adda Nabad Sugida Soomaaliya Fahad Yaasiin iyo Taliyaha Nabad Sugida Gobolka Banadir Yaasiin Farey iyo Abdulaahi Kulane oo kamid ah Saraakiisha NISA. Dacwaddaan ayaa waxaa gudbiyay Ehelada Ikraan Tahliil Faarax oo taliska NISA lagu dhex waayay.

Dowladda Federaalka oo ka Hadashay go’aan kaso Baxay Alshabaab
Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Ganacsiga Maamulka Koonfur Galbeed oo Garoowe gaaray (dhegayso)
Lataliye Axmed Cabdullaahi Cabdille: “Puntland waxa ay gacan u fidineysaa dhibbanayaasha Ceel Afweyn”

Xeer ilaalinta Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida ayaa Qabatay Gal Dacwadeed ka dhan ah Agaasimihii hore ee Hey,adda Nabad Sugida Soomaaliya Fahad Yaasiin iyo Taliyaha Nabad Sugida Gobolka Banadir Yaasiin Farey iyo Abdulaahi Kulane oo kamid ah Saraakiisha NISA.

Dacwaddaan ayaa waxaa gudbiyay Ehelada Ikraan Tahliil Faarax oo taliska NISA lagu dhex waayay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: