Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Ganacsiga Maamulka Koonfur Galbeed oo Garoowe gaaray (dhegayso)

Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Ganacsiga Maamulka Koonfur Galbeed oo Garoowe gaaray (dhegayso)

Magaaladda Garoowe ee Caasimadda Puntland waxaaa galabta gaaray Wasiirka Ganacsiga iyo warshaddaha Maamul Gobaleedka Somaliyeed ee Koonfur Galbeed Warsame dhoofane iyo wafdi uu hogaaminayo kuwaas oo marti qaad ka helay Wasaarada Ganacsiga iyo warshadaha Puntland.

Garoonka diyaaraha Magaaladda Garoowe waxaa kusoo dhaweyaay Wafdiga Maamulka Koonfur Galbeed Wasiirka Ganacsiga iyo warshadaha Puntland Cabdiweli Xirsi Cabdule indhaguran,isagoo ka warbixiyaay Ujeedka Wafdiga ee Puntland u yimadeen,

Warbixintan Wariye Xaawo Axmed Maxamed ayaa Garoowe kaso dirtay

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com