Madaxweynaha Hiirshabeele oo shaaciyay Liiska Musharaxiinta Aqalka Sare

HomeWararka

Madaxweynaha Hiirshabeele oo shaaciyay Liiska Musharaxiinta Aqalka Sare

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Ali Gudlawe Hussein ayaa maanta soo saaray Liiska Musharixiinta ku tartamaya 8 kursi oo Dowladdda Hirshabeelle ku leedahay Aqalka Sare. Hirshabelle ayaa u muuqata inay ka duwan tahay maamulada kale, maadaama kuraasta Aqalka Sare loo wada furay Musharaxiin aad u badan

Warka Duhurnimo iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar (dhegayso)
Camay iyo Kuxigeenka Madaxa Hay’adda UNICEF oo Garoowe ku Kulmay
Warka Fiidnimo iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Ali Gudlawe Hussein ayaa maanta soo saaray Liiska Musharixiinta ku tartamaya 8 kursi oo Dowladdda Hirshabeelle ku leedahay Aqalka Sare.

Hirshabelle ayaa u muuqata inay ka duwan tahay maamulada kale, maadaama kuraasta Aqalka Sare loo wada furay Musharaxiin aad u badan

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: