Site icon Radio Daljir

Madaxweynaha Hiirshabeele oo shaaciyay Liiska Musharaxiinta Aqalka Sare

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Ali Gudlawe Hussein ayaa maanta soo saaray Liiska Musharixiinta ku tartamaya 8 kursi oo Dowladdda Hirshabeelle ku leedahay Aqalka Sare.

Hirshabelle ayaa u muuqata inay ka duwan tahay maamulada kale, maadaama kuraasta Aqalka Sare loo wada furay Musharaxiin aad u badan

Exit mobile version