Site icon Radio Daljir

Xeer ilaalinta Maxkamada Ciidamada oo qabatay cabasho ka dhan ah Madaxdii hore ee NISA

Xeer ilaalinta Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida ayaa Qabatay Gal Dacwadeed ka dhan ah Agaasimihii hore ee Hey,adda Nabad Sugida Soomaaliya Fahad Yaasiin iyo Taliyaha Nabad Sugida Gobolka Banadir Yaasiin Farey iyo Abdulaahi Kulane oo kamid ah Saraakiisha NISA.

Dacwaddaan ayaa waxaa gudbiyay Ehelada Ikraan Tahliil Faarax oo taliska NISA lagu dhex waayay.

Back to Home page