Xayawaanka Shabeelka oo dad ku Dhaawacay Gobalka Shabeelaha Hoose (Sawiro)

Degmadda Walaweyn ee Gobolka Shabeellaha hoose Waxaa kadhacday arin la hadal hayo kadib markuu saaka waabarigii uu weraar ku qaaday xaafad kamid ah degmadaas xayawaanka loo yaqaan shabeelka.

Xaafadda Canoole oo katirsan degmadda Walaweyn ayaa saaka shabeelku ku weraaray qoys hal guri kunoola ,waxaana dhintay hal cunug halka 5 qof oo kale uu dhaawacay xayawankan shabeelka loo yaqaan.

dadka degaanka ayaa is waydinaya maanta xayawaanka shabeelka halku kayimid ,waxaana dadku yihin kuwa ka cabsi qaba in shabeela gobalka uu ku badanyahay ,kaas oo khatartiisa badantahay.

Hoos Kadaawo Sawiradda Xayawaanka shabeelka


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com