Xaaladda Nololeed ee Barakacayaasha Xerada Badbaado oo sii Xumaanaysa (dhegayso)

Xaallada bani’aadanimo ee ka jirta xerada Badbaado oo kasii daraysa iyadoona ku dhawaad 7,000 oo barakacayaal ah ayaa ku nool xerada Badbaado ee magaalada Muqdisho,ay xilligaan waxaa ay  ka cabanayaan cunno yari iyo biyo la’aan, kadib markii in muddo aanay helin wax gagaara.

Dadkaasi ayaa waxaa iintaas u sii dheer in xilligaan lagu Amray in ay ka guuraan xerada waxaana arrintaani imaanaysa Ayadoo dhawaan  hay’adda xuquuqda aadanaha ee Amnesty International ka digtay in xoog lagu raro barakacayaasha ku jira xerada ugu weyn Muqdisho ee Badbaado, ayaa waxaa soo baxaya haatan warar sheegaya in la doonayo in dadkaas laga saaro dhismaha xerada oo ay ku sugnaayeen in muddo ah.

Haddaba waxa ay barakacayaasha ka cabanayaan iyo sababaha keenay baqdinta dadkaasi ay qabaan ayaa weriyaha Radio Daljir Axmed Xuseen Cabdulqaadir (Axmed Sheekeeye ) ayaa waxaa uu Khadka telefoonka ku waraystay qaar kamid ah  dadka ku nool xeradaasi.

DHEGAYSO


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com