Xaalad Nolol Xumo oo ka Jirta Kaamka Halabookhad ee Duleedka Gaalkacyo (dhegayso & sawirro)

Xaalad Nolol Xumo oo ka Jirta Kaamka Halabookhad ee Duleedka Gaalkacyo (dhegayso & sawirro)

Qaar kamid ah dadka ku dhaqan kaamka Halabookhad ee duleedka magaalada Gaalkacyo ayaa kacabanaya nolol iyo daryeel la’aan ka jirta kaamka qaybtiisa lixaad.

Horjoogayaasha kaamka ayaa Radio Daljir u sheegay in muddo siddeed sano ay ku noolaayeen qoysas danyar ah, wax macaawino ahna aysan helin, waxaana ay sheegeen in baahiyaha ugu badan ee ka jira kaamka ay tahay biyo la’aan, hoy la’aan iyo musqulo la’aan.

Guddoomiayah kaamka Halabooqad Qaybta Lixaad, Xasan Nuur Cilmi ,iyo Guddoomiye Kuxigeenkiisa, Bashiir Xasan Geeddi, ayaa la soo xariiray Daljir Gaalkacyo.

Wareysiga hoos ka dhegayso.

 

 

    

  

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com