Xaaf, Madaxweynaha Dooran ee Galmudug, ‘Ahlusunna Maamulkayga Qayb bay ka Noqon doontaa’

Xaaf, Madaxweynaha Dooran ee Galmudug, ‘Ahlusunna Maamulkayga Qayb bay ka Noqon doontaa’

Madaxweynaha dooran ee maamulka Galmudug,  Axmed Ducaale Geelle Xaaf, ayaa la hadlay warbaahinta doorasho kaddib, wuxuuna tilmaamay in uu soodhawaynayo wadahadalada Ahlusuna ayna qayn ka noqdaan maamulka cusub.

Madaxweynaha ayaa  sheegay in ajandihiisa ugu wayn ay tahay in Galmudug aysan xabbad danbe ka dhicin.

Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo beesha caalamka ayuu ka codsaday in ay taageeraan oo ay gacan siiyaan maamulkiisa cusub.

Hoos ka dhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 3
  • c.karim axmed 7 years ago

    waa soo dhaweynynaa wada hadalka glmudug iyo ahlu suna

  • Magacaygu waa maxamed cade lambarkaguna waa +252907769542 7 years ago

    Waxaan ahay mawaadin soomaaliyeed kunool bosaaso waa soodhawaynayaa duulimaadka farmaajo uukusafray diyaarad rakaad taasi waa mawaadino guulayso

  • Maxamed cade 7 years ago

    Gulgul soomaiya farmaajo waa horumar waxaa cadaynayaa maanta waxuukuduulay diyaarad rakaab taasi waa balanqaadkisi wuurumeeyay

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com