Weriye Axmed Cali Kilwe: “Sharcidarro ayaan ku Xirnaa Facebook-na Faafreeb Maleh” (dhegayso)

Weriye Axmed Cali Kilwe: “Sharcidarro ayaan ku Xirnaa Facebook-na Faafreeb Maleh” (dhegayso)

Weriye Axmed Cali Kilwe oo muddo 14 cisho ah ku xirnaa magaalada Garoowe ee xarunta Puntland ayaa maanta xorriyaddiisa dib u helay, waxaana mar wax laga waydiiyey sababaha uu u xirnaa uu ku tilmaamay kuwa uusan garanayn aana loo sheegin marka laga reebo qoraalo uu ku daabacay facebookgiisa, isaga oo xusay in aalladda facebook aysan lahayn faafreeb degdeg ah ee ay u baahan tahay dabagal iyo hubin.

Dhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com