Waxgaradka Gobolka Mudug: “Wadahadalka Galmudug Reer Puntland ha u Dhammaadeen”(dhegayso)

Waxgaradka Gobolka Mudug: “Wadahadalka Galmudug Reer Puntland ha u Dhammaadeen”(dhegayso)

Qaar kamid ah waxgaradka gobolka Mudug ee Puntland ayaa ugu baaqay dowladda Puntland in wadahadalada maamulka Galmudug ay u dhammaadaan dhammaan shacabka deegaanada Puntland iyo dowladdu si loo helo xal waara.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com