Waxgaradka Burtinle oo ka hadlay mooshinka laga gudbiyeey Farmaajo (dhegayso)

HomeWararka

Waxgaradka Burtinle oo ka hadlay mooshinka laga gudbiyeey Farmaajo (dhegayso)

Yuusuf Cabdulqaadir Axmed oo kamid ah odayaasha dhaqanka degmadda Burtinle oo nagu soo booqday Xarunta Radio daljir ee Burtinle ayaa ka hadlay xaladda

Suudaan oo mar kalle gashay marxalad uu dhiig ku daatay
Xildhibaan hore Cabdibarre Jibriil: “Duullaanka Somaliland waa mid hadda gaaray heer dulqaadkii uu ka dhamaado hoggaanka iyo shacabka Puntland” (dhegayso)
Xildhibaano Barlamaanka federaalka ka tirsan oo is hortaag lagu sameyeey (dhegayso)

Yuusuf Cabdulqaadir Axmed oo kamid ah odayaasha dhaqanka degmadda Burtinle oo nagu soo booqday Xarunta Radio daljir ee Burtinle ayaa ka hadlay xaladda siyaasadeed ee dalka iyo waliba xildhibanada mooshinka dhawaan kaso gudbiyeey Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo.

wuxuu sheegay in wax laga xumaado ay tahay in xildhibaanda Federaala ay xiligan abaabulan mooshin,wuxuuna tilmaamay in dowladda hadda jirta shacabka somaliyeed waxyaabo baddan ay u qabatay dhibaatooyin kala duwana ay soo martay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: