Xildhibaano Barlamaanka federaalka ka tirsan oo is hortaag lagu sameyeey (dhegayso)

HomeWararka

Xildhibaano Barlamaanka federaalka ka tirsan oo is hortaag lagu sameyeey (dhegayso)

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomalaiya oo maanta ku shiray magaalada Muqdisho ayaa ka dooday laba ajande oo kala ahaa ,Akhrinta koowaan sharciga barti

Ra’iisul Wasaare Rooble oo Hay’adaha Amniga kulan la yeeshay
IGAD oo soo dhoweysay Wadahadalada Dowlada Federalka iyo Maamul Goboleedyada
Madaxweyne Farmaajo “Xuska maalmaha gobonimada waxa uu na barayaa in aan dhisan karno mustaqbal qurux badan” (sawiro)

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomalaiya oo maanta ku shiray magaalada Muqdisho ayaa ka dooday laba ajande oo kala ahaa ,Akhrinta koowaan sharciga bartilmaamedisga cunaqabateenta dhaqaalaha ,iyo Hindisaha wax kabadalka sharciga hanti dhowrka guud e dalka.

Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa marka hore furitaankii kalfadhiga uga hadlay Xildhibaanadii maanta laga celiyay hoolka Baarlamaanka , oo ay hor istaageen ciidamada dowladda.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: