Site icon Radio Daljir

Xildhibaano Barlamaanka federaalka ka tirsan oo is hortaag lagu sameyeey (dhegayso)

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomalaiya oo maanta ku shiray magaalada Muqdisho ayaa ka dooday laba ajande oo kala ahaa ,Akhrinta koowaan sharciga bartilmaamedisga cunaqabateenta dhaqaalaha ,iyo Hindisaha wax kabadalka sharciga hanti dhowrka guud e dalka.

Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa marka hore furitaankii kalfadhiga uga hadlay Xildhibaanadii maanta laga celiyay hoolka Baarlamaanka , oo ay hor istaageen ciidamada dowladda.

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5bc76b7a0201009bc1d56a51/Gudoomiyaha+Baarlamaanka+.mp3?_=1
Exit mobile version