Musharrax Dr Bashiir Maxmed Xuseen oo Garoowe kaga dhawaqay musharraxnimadiisa (dhegayso)

Musharrax Dr Bashiir Maxmed Xuseen oo Garoowe kaga dhawaqay musharraxnimadiisa (dhegayso)

Magaaladda Garoowe ee Caasimadda Puntland waxaa xalay kaga dhawaaqay inuu yahay musharrax Madaxweyne Puntland 2019 Mudane Dr Bashiir Maxmed Xuseen.

Munaasabada shaacinta Musharraxnimadiisa ayaa waxaa kaso qayb galay Aqoonyahano,dhalinyaro,Haween,Nabadoono iyo Qaybaha kala duwan ee bulshadda Caasimadda Puntland.

Wariye Cabdixakiin Xuseen Xasan ayaa warbixintan Garoowe kasoo diray.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com