Xildhibaan hore Cabdibarre Jibriil: “Duullaanka Somaliland waa mid hadda gaaray heer dulqaadkii uu ka dhamaado hoggaanka iyo shacabka Puntland” (dhegayso)

Xildhibaan hore Cabdibarre Jibriil: “Duullaanka Somaliland waa mid hadda gaaray heer dulqaadkii uu ka dhamaado hoggaanka iyo shacabka Puntland” (dhegayso)

Xildhibaan hore Cabdibarre Jibriil oo u waramay Jamaal Faarax Aadan ayaan waxa uu ka waraystay shirkii maamulada dalka hadda ugu soo dhamaaday Baydhabo iyo dagaalka Puntland iyo Somaliland.

Xildhibaan hore Cabdibarre Jibriil ayaa dowladda federaalka ugu digey tabaabushaha ay ugu jirto la dagaalanka iyo duminta maamulada dalka ee xubnaha ka ah dowladda Federaalka Soomaaliya.

Dhanka dagaalka Puntland iyo Somaliland, Cabdibarre ayaa ku tilmaamey duullaanka Soomaliland mid hadda gaaray heer dulqaadkii uu ka dhamaado hoggaanka iyo shacabka reer Puntland oo awal dhib kasta oo loo gaysto kaga samri jirey Soomaali yaan dhib kale gaarin. Waxa uu ku daray in hadda la gaaray waqtigii Somaliland xaqiiqda faraha laga saari lahaa, kaasna waa waajib u yaal ciidamada difaaca Puntland iyo shacabkooda.

Hoos kaga bogo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com