Wasirkii Hore ee Warfaafinta Puntland Soocade: “Nin Wax Haysta iyo Nin Marti ah oo aan waxba lajoogin ayaa Heshiis Wada galay waxbana Masoo kordhinayo Heshiiska Caynaba” (dhegayso)

Wasirkii Hore ee Warfaafinta Puntland Soocade: “Nin Wax Haysta iyo Nin Marti ah oo aan waxba lajoogin ayaa Heshiis Wada galay waxbana Masoo kordhinayo Heshiiska Caynaba” (dhegayso)

Maxamuud Xasan Soocade Wasiirkii Hore ee Wasaarada Warfaafinta Puntland oo Waraysi sinayeey Radio daljir ayaa ka hadlay arimaha siyaasadeed ee katagan Gobalada Sool ,Sanaag iyo Cayn.

Soocade ayaa ka hadlay Heshiiskii dhexmaray Madaxweynaha Khaatumo Cali Khaliif Galayr iyo Maamulka Somaliland ,isago ku tilmaamay mid an waxba soo kordhinayn,isla markaana ay waraaqo uun kala saxiixdeen.

Beelaha u dhashay Sool,Sanaag iyo Cayn ayuu ugu baaqay inay isugu yimadaan shirweyne looga hadlayo xaaladda dadka iyo dalkaba iyo sidi umadda Gobaladdas loo midayn lahaa.

Dhegayso Waraysiga uu siyeey Soocade Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com