HomeUncategorized

Wasiiru dawlaha Qorshaynta & Xiriirka Caalamiga ah ee Puntland Prof. C/Qadir C. Xaashi oo la kulmaya qurbajoogta Puntland ee Minnesota, 3-da July.

Minneapolis, June 29 – Prof. Xaashi ayaa mudada uu ku sugan yahay Minnesota kulamo xog warran iyo iskaashi ah la yeelan doona qurbajoogta Puntland ee Minnesota. Diiwaanka Wararka, Idaacada Daljir. Daljir.com

Dhegayso Barnaamijka ka hortaga Burcad Badeedda ee Daljir
TARTAN IYO TACLIIN: Iskuulada Cumar Samatar Vs Al-Waaxa oo Caawa isku Arkaya T&T
Kenya oo Gacan ka taagtay dhalinyarada ku biiraysa Al-shabaab

Minneapolis, June 29 – Prof. Xaashi ayaa mudada uu ku sugan yahay Minnesota kulamo xog warran iyo iskaashi ah la yeelan doona qurbajoogta Puntland ee Minnesota.

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: