Beeldaaje Ismaaciil Beeldaaje Yaasiin oo baaq nabadeed u diray laba ardaa oo ku dagaalamay Uurjire & Uur Hooyo.

Bossaso, June 28 – Beeldaaje Ismaaciil oo ka mid ah Issimada Puntland ayaa baaq nabadeed u diray laba ardaa ee ood-wadaagta ah ee dagaalku ku dhex maray deegaanka Uurijire & Uur Hooyo ee gobolka Karkaar.

Beeldaaje Ismaaciil ayaa sidoo kale baaq u diray Issimada, dawlada Puntland iyo indheergaradku in ay sida ugu mudan u wajahaan xal u hellida muranka u dhexeeya labada ardaa.

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir. http://daljir.com/

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com