Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya: “Waxaan Lacagta ka Joojin Doonaa Dadka aan Shaqayn” (daawo)

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya: “Waxaan Lacagta ka Joojin Doonaa Dadka aan Shaqayn” (daawo)

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda dowladda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Dacaale Beyle ayaa si kulul uga hadlay dadka dowladda lacagaha ka qaata ee sheega in ay yihiin Shaqaalle dowladda ka tirsan , islamarkaana aan qaban shaqooyinka loo idmaday ama aan soo xaadirin shaqadda.

Waxaa uu sheegay in ay tahay wax laga xumaado in shaqsiyaad goobo kale ka shaqeysta ay dowladda Lacag Mushaar ah ay ka qaataan

https://youtu.be/3kBQmPuml08

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com