Wasiiraka Maaliyada Puntland ” Waxaan kadigaya in laysdaba mariyo Canshuurta dowlada ” (dhegayso)

HomeWararka

Wasiiraka Maaliyada Puntland ” Waxaan kadigaya in laysdaba mariyo Canshuurta dowlada ” (dhegayso)

Wasiirka maaliyada Puntland C/laahi Caarshe ayaa maanta soo kormeeray qaabka ay ushaqeeyaan xafiisyada wasaarada maaliyada iyo shaqada ka socota dek

Madaxwayne Gaas oo maanta xariga kajaray waddo muhiim oo Qardho gudaheed ah (dhegayso)
Qabowga Kajira Garowe oo sababay in Shaqooyinka an loo kicin Subixi (dhegayso)
Maraykanka oo ka Walaacsan Kaalmada dhaqaale uu siiyo Somaliya inay u Gacan Gasho Alshabaab

Wasiirka maaliyada Puntland C/laahi Caarshe ayaa maanta soo kormeeray qaabka ay ushaqeeyaan xafiisyada wasaarada maaliyada iyo shaqada ka socota dekeada Bosaaso.

Wasiirka ayaa kulan laqaatay shaqaalaha wasaarada maaliyada ee Puntland, Waxaana uu kula dardaarmay oo uu kadigay in aan laysku dayin in laysdaba mariyo canshuurta dowlada.

Wasiirka ayaa safar sho kumaraayay maalmahan gobolada Puntland

Hadaba markii uu warsiirku kormeerkiisa soo idlaaday ayuu saxaafada kulahadlay gudaha dekeada Bosaaso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: