Wasiir Kuxigeenka Waxbarashada Puntland oo Daljir uga Waramay Imtixaanka Shahaadiga (dhegayso)

HomeWararka

Wasiir Kuxigeenka Waxbarashada Puntland oo Daljir uga Waramay Imtixaanka Shahaadiga (dhegayso)

Guud ahaan deegaamada Puntland waxaa maalintii 2aad oo xiriir ah ka socda imtixaanka shahaadiga ah ee fasalada 8aad iyo 12aad ee dugsiyada dhexe iyo s

Dib u dhac ku yimid mid ka mid ah Jadwaladii Doorashada Dalka
Guddoomiyaha Taleex Iimaan Cali Shire: “Soomaaliland waxaa caado u ah in beelaha degan Sool ay fidno dhexdhigto” ( daawo)
Najmo Cabdilaahi: “Muddo 5 sano ah ayay dhulyaal u tahay Madaxa oo ay biyo ka gajiraan iyo Beerka” (daawo)

Guud ahaan deegaamada Puntland waxaa maalintii 2aad oo xiriir ah ka socda imtixaanka shahaadiga ah ee fasalada 8aad iyo 12aad ee dugsiyada dhexe iyo sare ee Puntland oo ay sanadkaan u fariisteen ku dhowaad 13,000 (saddex iyo toban kun) oo arday.

Hadaba wasiir ku-xigeenka wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee dowladda Puntland Dr Maxamed Cali Faarax oo maanta waraysi siiyey Idaacadda Daljir ayaa faahfaahin ka bixiyey qaabka Imtixaanku u socdo, xiriirka kala dhexeeya wasaaradda waxbarashada Soomaaliya iyon arrimo kale.

Cabdiraashiid Bashiir Maxamuud oo Garoowe jooga ayaa waraystay.

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: