Wasiir Juxa oo Gaalkacyo Gaaray (dhegayso + sawirro)

Wasiir Juxa oo Gaalkacyo Gaaray (dhegayso + sawirro)

Wafdi u hogaaminaayo Wasiirka Arrimaha Gudaha ee DFS, Cabdi Faarax Juxa, ayaa soo gaaray magaalada Gaalkacyo galabta, waxaana garoonka ku soo dhaweeyay wasiiro iyo maamulka Gobolka Mudug.

Wasiir Juxa oo saxaafada kula hadlay Gaalkacyo ayaa sheegay in dawlada Federaalka ee Soomaaliya ay mudnaan siinayso sidii xal looga gaari lahaa magaalada Gaalkacyo, wuxuuna imatinkiisa ku saabsan yahay dhaqangelinta qadobadii ka soo baxay heshiiskii dhexmaray Puntland iyo Galmudug.

Hoos ka dhegayso

  

   

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com