Wasiir Dhaqaaje: “Ma jirto Meel Dowladda Puntland Ku Diidey Qaadashada Shillinka Soomaaliga” (dhegayso)

Wasiir Dhaqaaje: “Ma jirto Meel Dowladda Puntland Ku Diidey Qaadashada Shillinka Soomaaliga” (dhegayso)

Wasiirka maaliyadda dowladda Puntland Cabdulqaadir Siciid Carshe (Dhaqaaje) ayaa beeniyey warar sheegaya in dowladda Puntland diidey inay lacagta shillinka Soomaaliga ku qaaddo canshuurta, ayna waajib tahay qaadashadeedu.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com