Wasiir Cabbaas oo Aas Qaran Muqdisho Loogu Sameeyey (COD+SAWIRRO)

HomeWararka

Wasiir Cabbaas oo Aas Qaran Muqdisho Loogu Sameeyey (COD+SAWIRRO)

Allaha Unaxariistee waxaa gelinkii dambe ee Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya lagu Aasy Wasiirkii Holwaha Guud iyo Dib u dhiska Xukuumadda Soomaaliya Cabaas C/laahi Sheekh Siraaji, oo xalay fiidkii Afaafka hore ee Madaxtooyada Soomaaliya ay ku dileen Askar ka tirsan Ciidanka Dowladda Federaalka, isaga oo wata Gaarigiisa. COD+SAWIRRO http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/590b39300501003d12663aa6/Cod-Xildhibaanada.mp3

Ahlusunna oo ka hadashay degaano laga qabsaday
Baarlamaanka Hirshabeelle oo kordhiyay muddo xileedka Madaxweynaha
Golaha Aqalka Sare oo kulan muhiim ah Muqdisho ku yeeshay

Allaha Unaxariistee waxaa gelinkii dambe ee Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya lagu Aasy Wasiirkii Holwaha Guud iyo Dib u dhiska Xukuumadda Soomaaliya Cabaas C/laahi Sheekh Siraaji, oo xalay fiidkii Afaafka hore ee Madaxtooyada Soomaaliya ay ku dileen Askar ka tirsan Ciidanka Dowladda Federaalka, isaga oo wata Gaarigiisa.

COD+SAWIRRO

COMMENTS

WORDPRESS: 3
DISQUS: