Wasiir Cabbaas oo Aas Qaran Muqdisho Loogu Sameeyey (COD+SAWIRRO)

Wasiir Cabbaas oo Aas Qaran Muqdisho Loogu Sameeyey (COD+SAWIRRO)

Allaha Unaxariistee waxaa gelinkii dambe ee Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya lagu Aasy Wasiirkii Holwaha Guud iyo Dib u dhiska Xukuumadda Soomaaliya Cabaas C/laahi Sheekh Siraaji, oo xalay fiidkii Afaafka hore ee Madaxtooyada Soomaaliya ay ku dileen Askar ka tirsan Ciidanka Dowladda Federaalka, isaga oo wata Gaarigiisa.

COD+SAWIRRO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 3
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com