Wasaaradda waxbarashadda DFS oo amaro dul dhigtay dugsiyada waxbarashada (Akhriso)

Wasaaradda waxbarashadda DFS oo amaro dul dhigtay dugsiyada waxbarashada (Akhriso)

Wasaaradda Waxbarashadda Soomaaliya ayaa soo saartay amar ah in dhammaan dugsiyadda waxbarashadda ee ku yaalla dalka ay si deg deg ah isaga diwaangaliyaan Wasaaradda waxbarashada Soomaaliyeed xarumiheeda kala duwan ee dalka ku yaalla.

Warqad kasoo baxday Wasaaradda waxbarashadda oo uu ku saxiixnaa Wasiir dowlaha Wasaaradda ayaa lagu sheegay in ay muhiim tahay isdiwaangalinta, islamarkaana laga doonaayo in ay isdiwaangaliyaan ilaa 30 Bishaan si loo Ogaado tiradooda iyo Tayadooda.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com